Taliska ciidamada Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyey howlgal ka dhacay degaanka Mubaarak

Ciidamada Mareykanka ee jooga Somalia ayaa sheegay in iyagoo taageero siinaya kuwa dowlada ay 11-kii bishan duqeymo cirka ah ka fuliyay degaanka Mubaarak ee gobolka Sh/hoose oo qiyaastii 37 mile dhanka galbeed kaga began magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay taliska ciidamada Maraykanka ayaa lagu sheegay in Howlgalkan ayaa ahaa mid ka dhan ah Alshabaab. … Continue reading Taliska ciidamada Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyey howlgal ka dhacay degaanka Mubaarak